Jeneraal Xuud oo ka hadlay Safarka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne Hanjabaadna diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa in maanta gaaro magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo marar badan ka dhaceen kacdoono isaga looga soo horjeedo loona diiday in uu cagta soo dhigo. Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo ku sugan Muqdisho heshiis hoosana la galay Madaxweyne Farmaajo ayaa kasoo horjeestay safarka la … Continue reading Jeneraal Xuud oo ka hadlay Safarka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne Hanjabaadna diray